Home > My community > Soomaali (Somali)

Soomaali (Somali)

somali

Jaaliyaddeyda

‘Jaaliyaddeyda waxay ku dadaasha inay macluumaad siiso jaaliyado gaar ah oo joogo magaaloyinkeena kala duwan. Kani wuxuu ku xirnaan karaa luqada ay ku hadlaan, xaaladda caafimaad ama adeegyada saamayn ku yeelan karo jaaliyad gaar ah.

Boggaan waxaan isku soo koobney dhammaan macluumaadka aan ku qabno af Soomaali si aan kuu siinno warar casri ah oo ku saabsan adeegyada caafimaadka xaafadda oo waxtar kuu lahaan karo iyo si lagugu caawiyo wanaajinta iyo haynta caafimaadkaaga.